• (SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwanRead More
  • DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka JabuutiRead More
  • Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare DhacayRead More
  • SAWIRRO “Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka TurkigaRead More
  • Xildhibaano ka tirsan BF oo kormeeray xabsiga dhexe ee XamarRead More

(DAAWO SAWIRRO) Carwada Bandhigga Buugaagta oo maanta furmay

Waxaa maanta Muqdisho ka furmay bandhigga carwada buugaagta oo sanadkasta lagu qabto Muqdisho. Xafladda furitaanka waxaa ka qayb galay madax ka tirsan xukuumadda iyo beesha caalamka madax ka socota.

bandhigga carwda buugaagta ayaa maraya sanadkii sedexaad ee la qabto kaas oo ay ka qayb galaan dad fara badan oo qorayaal ah kuwaas oo soo bandhigga buugaagta ay qoreen. Sidoo kale bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa kasoo qayb gala markasta oo carwadaan la dhigo, waxayna kanfaa’iidaystaan buugaagta la soo bandhigo oo ay iibsadaan.

Sanadkan oo ah sanadkii sedexaad ee la qabto carwada ayaa waxaa kasoo qayb galay dhalinyaro iyo dad magac ku leh bulshada oo soo bandhigi doona buugaagta ay qoreen.

Carwadda bandhigga buugaagta ayaa lagu tilmaamay mid guul u ah shacabka Soomaaliyeed oo ay wax badan oo aqoon ah ka faa’iidaystaan, iyadoo la ogyahay in gobalada dalka qaarkoid laga bilaabay bandhig nuucaan ah sida Hargeysa iyo Garowe.

You may also like

Madaxweyne Waare oo soo dhisaya Wasiiro aysan Xildhibaano ku jirin

Madaxweyne Waare oo soo dhisay..

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in uu soo magacaabo gole Wasiiro oo aysan ku […]

read more
Xildhibaano dalbaday in lasoo celiyo Qalbi dhagax

Xildhibaano dalbaday in lasoo..

Ka dib markii Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay sharci daro ku tilmaameen dhiibistii Cabdikariin Sheekh […]

read more
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo k..

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *