• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

DAAWO SAWIRADDA: Muuqaalka Dhabta ah ee Muqdisho kadib Howlgalkii Xasilinta

Tan iyo markii ay ciidamo gaar ah ay howlgallo xasilin ah ka bilaabeen magaaladda Muqdisho waxaa yaraaday gaadiidkii dagaal ee magaalada dhibaatada ku hayay,

sido kale shacabka ayaa si raaxo leh ku maraya wadooyinka.
Inkastoo ay jiraan qaraxyo iyo dilal magaaladda ka dhaca, hadana Muqdisho ayaa dhanka kale sameyneysa hormar balaaran oo dhanka amaanka iyo isu socodka dadka ah

Sawiro Qurux badan oo laga soo qaaday qeybo kamid ah Muqdisho gaar ahaan Wadada Dheer Wadnaha, iyo Qeybo Kamid ah Wadada Maka Almukarama, ayaa waxaa lagu daabacay Wakaaladda Wararka ee Soomaaliya ee Sonna, waxaana kaaga muuqan doona sidoo kale muuqaaladda laga Billaabo Fagaaraha Terabuunka illaa Isgoyska Jardiinka.

You may also like

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo muqaalkan quruxda badan

Waa sidee Isbadalada Muqdisho..

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo […]

read more
{DAAWO MUQAAL}  Bilicda Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

{DAAWO MUQAAL} Bilicda Degmad..

Muqaalkan waa mid ku xasuusin doono xafadaha demada afgooye ay ka kooban tahay xilikan maxaa […]

read more

Caawo waxaan socdal ku maray xafadaha degmada afgooye anigoo raba inaan wax ka ogaado Xili […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *