• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

AFGOOYE —
Biya la’aanta wabiga Shabeelle ayaa saameeyay dadka ku dhaqan hareeraha wabiga, sida dadka ku nool degmada Afgooye ee gobolka.

Biyaha Wabiga waxaa siyaabo kala duwan ugu tiirsanaa sida Beeraha waraabka, doomaha yaryar ee iskaga gudba xaafadaha kala qaybiyaha wabiga iyo dhalinyara muruqmaal ah oo ku shaqyansan jiray.

Dhammaan arrimahaas ayaa imninka meesha ka baxay, taasi oo keentay shaqo la’aan baahsan iyo nolosha dadka oo dhibaato xooggan ay soo food saartay.

Inta badan Beeraha Gobollada Hiiraan,Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha hoose ayaa waxaa uu Tacabkooda ku tiirsan yahay Biyaha Wabiga,waxaana saran Matoorro laga waraabiyo Beeraha kuwaas oo kadibna laga soo saaro Khudaarta kala duwan ee Dalka.

Dowlada Somaliya ayaanaan wali kahadlin Dhibaatadaan soo wajahday shacabka 3 daas gobol soo foodsaartay haba ugu badnaato Kan gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan dagmada afgooye.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Maamulka Oramayi oo ka hadlay isku dhacyadii dhexmaray Soomaalida iyo Oramada

Maamulka Oramayi oo ka hadlay..

Waxaa warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan isku dhacyo dalka Itoobiya ku dhexmaray Soomaalida […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *