• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala Socotaa Tariiqda Ciyaaryaan Zakariye Jeylaani Fanaay oo ka mid ah Ciyaartooydii u soo halgantay Koxaha Degmada afgooye

Kubada Cagta waxay qeyb ka qadataa is dhaxgalka bulshada Degmada afgooye oo ka mid ee G/sh/hoose .

SHabakadda Xamarcade.com waxaa ay idin soo gudbineysaa Tariiqda ay lee yihiin ciyartooyda degmada afgooye.

Maanta waxaan idin heynaa Tariiqda Ciyaaryahaan Zakariye Jeylani Fanay oo ka mid ah Ciyaaryahanada Kasoo Jeeda Degmada afgooye.

Zakariye jeylani waxaa uu dhashay sanadka markuu ahaa 1989 Afgooye ayuu ku dhashay Degmada afgooye.

waxaa aad u jeclaa in uu ciyaar kubada cagta inta uu yaraa si uu hamigiisa kubad u gaaro wuxuu daawan jiray ciyaaraha ka dhici jiray garoomada degmada afgooye oo ay xiligaasi ka dhisnayeen koxaha kala ah Milan iftiin B/dhexe Badbaadis Balanbaalis Gantalaha Al ahli xidigaha xaawo taako iyo koxo badan dawashadiisa ka dib .

waxaa uu ka mid noqday junyar koxda B/dhexe oo ka mid aheyd koxaha ugu waa eyn ee degmada afgooye mudo dheer uu joogay yarka B/dhexe waxaa uu xirfadiisa ciyaaredna laga arkay degmada afgooye .

wuxuu dalab ka helay naadiga Opel oo ay ku kulmeen ciyaartooy Da yar ah isla markana wacdaro weyn ka dhigtay Garoomada degmada afgooye waxaana Zakariye u suura gashay in uu ka mid noqdo Naadiga Opeel halkaasi ayuu kusoo bandhigay bandhig ciyareed oo cajiib ah Guulo isdabo joog ah ayuu la gaaray nadigiisa Labo jeer ayuu Filan la ciyaaray nadiga Obel in kastoo laga guuleystay Zakariye waayihiisa ciyareed ee naadiga Opel wuxuu kusoo gabagabeyey 2 Sano .

Ka dib markii uu dalab ka helay koxda weyn ee super sheel oo xiligaasi ka ciyaareysay Horyaalka herka labaad ee dalkeena soomaliya waxaana xusid mudan in nadigaasi uu ahaa naadiga kaliya ee ka ciyaaara horyaalka heerkiisa labaad Zakiriya wuxuu halkasi ugu kasi watay waa yihiisa ciyareed iyo koxda sheel mudada uu u ciyaarayey mudo labo sano ah waxaa lagu xasuustaa in uu kusoo bandhigay Wax tarkiisa ciyareed labo sano ka dib .

Ciyaaryahaan Zakariye jeylaani Waxaa uu u soo laabtay Nadigiisa ciyaaraha uu ku bilaaabay asigoo yar oo ah koxda B/dhexe oo ka mid noqotay Koxaha ka ciyaara Horyaalka heerka labaad ee dalkiina inta uu ku sugnaa waxaa loo magacaabay Kabtanka naadiga B/dhexe wuxuuna ahaa ciyaartoyada aan laga maarmin mudo dheer uu ku sugnaa koxda B/dhexe maxaa is badalay.

Kabtan Zakariya waxaa uu dalab ka helay Naadiga Dakada ee magaalada muqdisho oo ka mid aheyd kuwa ka ciyaarada Horyaalka Heerka Kowaad ee dalkeena inta uu joogay Dakada wuxuu ciyaaray ciyaaro badan asagoo ka dhaxmuuqday koxdiisa waxaa uu soo gabagabayey waa yihiin sanadka markuu ahaa 2008 asigoo dib ugu soo laabtay Degmadiisa afgooye iyo naadigiisa B/dhexe wuxuuna dib u hana qaaday u ciyaarida koxdiisa B/dhexe.

Ciyaaryahaan Zakariye jeylaani Fanaay wuxuu ka mid noqday ciyaartooydii ma taleysay G/sh/hoose sanadka mar ku ahaa 2010 kaasi oo lagu ciyaarayey Mgaalada Garoowe Gaar Ahaan Garoonka Mire Cawaare .

LASOCO QEYBTA XIGTA

You may also like

Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay

Manchester United oo Dhulka la..

Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka […]

read more
DAAWO : Rigooradii Iyo Goolashii Ay Ku Kala Baxeen Man United Iyo Real Madrid , Wiilasha Jose Mourinho Ayaa Badiyay

DAAWO : Rigooradii Iyo Goolash..

Man United ayaa rigoorayaal ku garaacday kooxda Real Madrid ka dib kulan ka dhacay Mareykanka […]

read more

One response to “{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala Socotaa Tariiqda Ciyaaryaan Zakariye Jeylaani Fanaay oo ka mid ah Ciyaartooydii u soo halgantay Koxaha Degmada afgooye”

  1. Saadka warqabtiin waaxda basaborada Magalada Baydhabo ka shaqeysa waxaa ay howsheeda si kala go’lahayn u socotaa muddo ka badan labo sanno iyo tobodilood,waxaana madax u ah qofaan ehel u ahany howl ahaan xil ahaanba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *