• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

(Daawo Sawirada) Haweeney Isbuucii Sadex Maalin wax aragta inta kalana Indho Beesha!

Haweenay u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Natalie Adler oo 30-sano jir ah, ayaa waxaa heesata dhibaato dhinaca araga ah oo nuuceeda aan hore dunida loogu arag xalna ay u waayeen Dhaqaatiir badan.

Natalie Adler ayaa iyada oo jirta 17-sano waxaa xanuun lamid ah Daafka uu kaga dhacay indhaha, waxaana xanuunkaasi uu sababay in Haweeneydaasi sadex maalin oo kamid ah Isbuucii ay wax aragto inta kalana ay wax arki weyso oo indha beesha.

Dhaqaatiir badan oo daaweyn loogu geeyay haweeneydan ayaa ku guul dareestay in wax ka qabtaan dhibaatada xaga arag ka heesata haweeneydan, waxa ayna dhaqaatiirta qaar ku tilmaameen arintan mid mucjiso ah aysan horey u arag.

Haweeneydan ayaa sheegtay in xaaladan indho beelka maalmaha ah ay isku aragtay 13-sano kahor waxa ayna tilmaantay in dhaqaatiir badan ay tagtay wax ka qaban waayeen dhibaatada araga ka heesata.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *