• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Daawo Sawirada: Haraadiga Maraakiib waa hore quustay oo laga soo saaray Dekadda Muqdisho

Dekadda Weyn ee magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray haraadiga maraakiib waa hore quustay kuwaa oo ku dhax jiray Biyaha badda gaar ahaan halka ay ku taalo Dekadda magaalada Muqdisho.

Shirkada laga leeyahay dalka Turkiga ee Al Beyrak ayaa ku guuleestay in gunta hoose ee biyaha kasoo saarto qalfoofta iyo haraadiga maraakiib waa hore duugoowday kuwaa oo ku quustay  biyaha ku dhaw Dekadda Muqdisho

Dekadda magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku talaabsaneysay horumaro baaxad weyn, waxaana Dekadda kusoo xirta maraakiib kala duwan oo wadamo kala gedisan shixnado ganacsi ka keena.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *