• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

{DAAWO SAWIRADA} Caawo Xafdaha Degmada Afgooye Isbadal weyn Laga Dareemaayo

Xafadahaan waxaa ka mid ah Dhaxgtuur Xaawo Taako Ceelqode iyo Qeyb Ka mid ah Sigaale oo kuwa ugu Weyn Degmada Afgooye.

Ayadoo Maamulka Degmada Afgooye uu waday soo celinta Bilicda degmada afgooye hadii ay noqon laheyd dhan walbo bilowga howshan wuxuu maamulka ka bilaabay in uu ka hergaliyo Nalaalka Cadceeda Ku shaqeeya xafadaasi aan kor kusoo xusay waxaa caawo laga dareemayaa isbaday weyn ka dib markii maanta laga hirgaliyey Nalaalkaasi Nuurkoodana laga dareemayo Degamada afgooye.

Goobaha Nalaalka lagu xiray waxaa lagu arkayaa dad weynaha degan xafadahaasi kuwaasi oo ku damashaadaayo nuurka uu bixinaayo Nalaalkaasi qaar ka mid ah dhalanyarada ayaa isku sawiraayo Nalaalka ayadoo ay tahay Xili Habeen ah waxaana Bulsha ah Isgooyska Xafada Ceelqode.

Maanta inta ay socotay shaqada lagu xiraayo Nalaalka Cadceeda ku shaqeeya waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye Ahna Duqa Mgaalada C/Naasir Caalim ibraahim oo kormeerayey shaqada sida ay u socoday wuxuuna shacabka u sheegay in ay ilaasadaan Nalaalkooda waxaan adiga ayaa iska leh waxaana loo baahan yahay inaad xafidataan anaga waxaan nahay shaqaalo idin shaqeynaayo maadama aad noo dhibateen Amanada ah mas uuliyada Maamulka ayuu yiri Gudoomiyaha.

waxaa la filayaa in maalinta barito ah la dhameystiro tiro Nalaalkasi ka dhiman in lagu xiro xafado horey loo qorsheeyey hadii ay dhacdo in maalinta barito ah lasoo gabagabeeyo inta dhiman waxaa ay isku noqonayaan tirada Guud ee laga hirgaliyey Nalaalka degmada agooye ku dhawaad 80 sideetan nalaalka Cadceeda ku shaqeeya oo heleen shacabka Reer Afgooye

AKRISTAYAAL NALA WADAAG FIKIRKAGA SIDA AAD U ARAGTO NALAALKA AFGOOYE LAGA HIRGALIYEY

You may also like

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo muqaalkan quruxda badan

Waa sidee Isbadalada Muqdisho..

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo […]

read more
DAAWO SAWIRADDA: Muuqaalka Dhabta ah ee Muqdisho kadib Howlgalkii Xasilinta

DAAWO SAWIRADDA: Muuqaalka Dha..

Tan iyo markii ay ciidamo gaar ah ay howlgallo xasilin ah ka bilaabeen magaaladda Muqdisho […]

read more
{DAAWO MUQAAL}  Bilicda Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

{DAAWO MUQAAL} Bilicda Degmad..

Muqaalkan waa mid ku xasuusin doono xafadaha demada afgooye ay ka kooban tahay xilikan maxaa […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *