• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

DAAWO:-Sarkaal Ka Soo Goostay Al-Shabaab Oo La Gudoonsiiyay 15,000 Dollar

Sarkaalkan oo dhawaan ka soo goostay Xarakada Al-shabaab ayaa ka soo muuqday xaflad xalay lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka K,galbeed Soomaaliya halkaasi oo lagu gudoonsiiyay lacag cadaan ah,

Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) oo mmarkii uu ka soo Goostay Al-Shabaab iska dhiibay Baydhabo ayaa sheegay xiligaasi inuusan la dhacsaneyn sida ay shacabka soomaaliyeed u leynayaan Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay,

Wasiirka Amniga iyo dhaqan celinta Maleeshiyaadka Maamulka K,galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (eeleey) ayaa sheegay in Sarkaalkan uu Maamulkooda isu soo dhiibay bishii January ee Sanadkan,

Wasiirka ayaa iska Goobtaasi ku Gudoonsiiyay Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) lacag dhan 15,000 Dollar inkastoo aanu sheegin Waxyaabaha ay ka turjumeyso Lacagta la gudoonsiiyay Salkaalkaasi,

Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa markii uu ka soo Goostay Al-Shabaab waxa uu watay Gaariga loo yaqaano Cabdi Bilaha oo uu Saaran yahay Qoray Dhashiike ah,inkastoo Maamulka K,galbeed uusan sheegin in Sarkaalkan uu ku biiri doono Ciidamada Maamulkaasi,


You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *