• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

DAAWO : Rigooradii Iyo Goolashii Ay Ku Kala Baxeen Man United Iyo Real Madrid , Wiilasha Jose Mourinho Ayaa Badiyay

Man United ayaa rigoorayaal ku garaacday kooxda Real Madrid ka dib kulan ka dhacay Mareykanka kaasi ooka tirsanaa tartanka International Champions Cup-ka

Waqtigii caadiga waxa ay ku dhameysteen min hal gool waxaana ku horeeysay United oo daqiiqaddii 45-aad ayaa waxa u saxiixay Jesse Lingard halka Real-na bar bar dhaca ku heleen rigoore waxaana daqiiqaddii 69-aad u dhaliyay Casemiro

United guud ahaan waa ay badisay haatan afartii kullan ee ay illaa haatan ka ciyaareen diyaar garowga xilli ciyaareedka cusub halka Real kulankaan u ahaa koodii ugu horeeyay tan iyo bishii June xilligaas oo ay koobka Champion-ka ka qaadeen Juventus

HALKAN KA DAAWO GOOS GOOS GOLASHA

You may also like

Chelsea Iyo Barcelona Oo Barbaro Ku Kala Baxay Kulankii Stamford Bridge, Messi Oo Goolkiisii Ugu Horeysay Ka Dhaliyay Blues & Willian Oo Wacdarro Ka Dhigay West London

Chelsea Iyo Barcelona Oo Barba..

Kooxaha Chelsea iyo Barcelona ayaa barbaro 1-1 ah ku kala baxay kulankii lugta hore ee […]

read more
Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay

Manchester United oo Dhulka la..

Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka […]

read more
{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala Socotaa Tariiqda Ciyaaryaan Zakariye Jeylaani Fanaay oo ka mid ah Ciyaartooydii u soo halgantay Koxaha Degmada afgooye

{DAAWO SAWIRADA} Maxaa Kala So..

Kubada Cagta waxay qeyb ka qadataa is dhaxgalka bulshada Degmada afgooye oo ka mid ee […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *