• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

(DAAWO MUQAAL) Ustaad C/qaadir Bini oo Ahaa Nin u Shaqeyn Jiray Bulshada Afgooye Gaar Ahaan Howlaha Qeyriga Ah Hada Walaal Asaga Ayaa u Baahan Gaar Gaar Caafimaad

Magaciisa Sadaxan Waa C/Raxmaan C/qaadir C/laahi wuxuu ku Dhashay Degamada Afgooye Howlaha lagu xasuusto ee uu u qabtay Bulshada Reer Afgooye Waxaa Ka Mid Ahaa Bare Iskuul iyo Shaqaalaha Isbitaalka Afgooye.

Ustaad C/Raxmaan Bini Waxaa soo wajahay Xanuun Maskaxda Ah ka dib Baaritaan lagu sameeyey Isbitaalka Digfir ee magaalada Muqdisho ka dib waxaa laga helay in Maskaxda ay Buro kaga taalo Markii la ogaaday Xanuunka Burada kaga Taalay Maskaxda ayaa waxaa lagu sameeyey Qaliin kaasi oo lagu Guuleystay .

Mudo Hal Sano ka dib C/Raxmaan C/Qaadir waxaa kusoo laabatay Buradii Horey logu Qalay markii Baaritaan lagu sameeyey waxaa lagu wargaliyey in wadanka waxbo lagu qaban karin Dibada Moyaane Ustaadka Indhaha Waxbo Kama Arko Xanuunkisa waa uu sii Ziyadayaa Qarashka Lagu Qalaayo Waxaa lagu Sheegay in ay Gaareyso $20.000 LABATAN KUN OO Doolar AH.

Walaalaha Muslimiinta Meel Walbo Aad Dunida Ka Joogtaan Ka Qeyb Qaado Caawinta Walaalkeena Dhibanaha Ah

Si aad ugu qeyb qaadato Caawinta Walaalkeena Kala Xiriir Lanbarada Ku Qoran Muqaalka

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA

You may also like

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa..

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa ku sifeeyey Go’anka Maxkamada Sare ee inuu yahay Guulweeyn usoo hooyatay Amaanka […]

read more
Wakaalada Wararka Qadar oo   lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar  Aqri wararka intiisa kale,

Wakaalada Wararka Qadar oo l..

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka […]

read more
Amitabh Bachchan Oo Filim La Sameyn Doono Atirishadii Hooyadiisa Matashay 27-Sano Ka Hor

Amitabh Bachchan Oo Filim La S..

Mega Star Amitabh Bachchan waa halyee Bollywood-ka maqaam sare ka gaaray xitaa da’diisa maanta tahay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *