• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

DAAWO MUQAAL: Madaxweynaha S/Land oo lagu Sharfay Imaaraadka & Qorshaha DP World oo…

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagey wadanka Imaaraadka Carabta, kadib markii uu casuumaad ka helay madaxda dalkaasi.

Madaxweyne Muuse oo ay wehliyeen xubno katirsan Xukuumadiisa, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Feysal Cali Waraabe iyo madax kale ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Abu Dhabi.

Diyaarad gaar ah oo madaxda sare ee dowladda Imaaraadka ay usoo dirtay ayuu Madaxweynaha iyo xubnaha wafdigiisa ku tageen magaaalada Abu Dhabi.

Booqashada Muuse Biixi ee Imaaraadka ayaa salka ku haysa Hehsiiska Dekedda Berbera, oo mucaarado xooggan kala kulantay Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ku tilmnaatay mid sharci darro ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA SOO DHAWEYNTA

Dhaxal-sugaha Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Sayid, ayuu Muuse Biixi ka helay Casuumada uu ku tagey dalkaasi, waxaana la filayaa inay kawada hadlaan mustaqbalka Heshiiska Dekedda Berbera.

Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Isniinta u codeeyay qaraar ay ku dalbadeen Xildhibaanada in dalka laga mamnuuco DP World, kadib markii Heshiis ay la gashay maamulka Somaliland.

Sidoo kale, Gollaha Wakiiladda Somaliland aya Talaadadii shalay markale taageeray Heshiiska Berbera, oo bishii August 2016 ansixiyeen, iyadoo sidoo kale cambaareeyay go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *