• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

DAAWO MUQAAL Gudoomiyaha Degmada Afgooye ayaa Kormeerayey Dhameystirka Nalaalka Cadceeda Ku Shaqeeya oo Hirgalintooda ka socotay Degmada Afgooye

Nalaalkan Cadceeda ku shaqeynaayo ayaa inta badan lagu xiray Xadaha Degmada afgooye ayadoo arintaasi uu horkacaayey Gudoomiyaha Degmada afgooye Ahna Duqa magaalada

Shaqada manta socotay waxaa at aheyd dhameystirka tirade ka dhimneyd wadada isku xirta Labada bundo tan yar iyo mid weyn maamada maalintii shaleyto lagu guuleystay in lagu xiro intooda badan wadadaasi xaleyto xafadaha waa ay ka gudneyd sidii horey hadii dadka ay waqti hore Guryahooda ku Xaroon jireen sidaasi ma aheyn waqti danbe ayaa dadku lagu arkaayey ayagoo fadhiya darbiyada lagu bashaalo waxaana ay farxad kusoo dhaweynayeen hirgalinta Nalaalka loo xiray Nuurkooduna uu baxaayey.

Shabakadda wararka Xamarcade.com ayaa la kulantay Gudoomiyaha degmada afgooye C/naasir Caalim Ibraahin oo xiligaasi ku sugnaa Goobaha lagu xirayey nalaalka hadal uu siyey Wuxuu yiri ;

Kama caajiso doono in aan sii wadno howlaha hormarineed waxaan nahay shaqaale idiin shaqeeya misina u hogaansan rawitaankiina horu markiina ayaa noo eh horu mar rawitaankiina ayaa noo eh rawitaan balse hal mid Ayaan idinka Codsanayaa inaad ka shaqeysaa inaad Degmadiina Hormarkeed aad ku dadaashan Dhulkiisa dhisto ayuu hadalkiisa kusoo koobay Gudoomiyaha Degmada Afgooye.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA AYADOO SI CAJIIB AH LAGU SHAQEYNAAYO TAAGIDA BALAHA LAGU XIRO NALKA

You may also like

SAWIRRO”Duqa Muqdisho oo furay Ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda

SAWIRRO”Duqa Muqdisho oo..

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka […]

read more
“SAWIRRO” Olole Nadaafadeed iyo cilad bixin Nalalka cadceedda ku shaqeeya oo ka soocoto Degmada Heliwaa

“SAWIRRO” Olole Nadaafadee..

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeeray sida ay […]

read more
Booliska iyo dhalinyarada oo ku howlan bilic soo celinta caasimadda Muqdisho

Booliska iyo dhalinyarada oo k..

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *