• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

{DAAWO MUQAAL} Bilicda Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

Muqaalkan waa mid ku xasuusin doono xafadaha demada afgooye ay ka kooban tahay xilikan maxaa iska badalay muqaalkii lagu yaqaanay hore ee degmada .

Afgooye waa degmada leh dhul qeyr kaasi oo lagu beerto dalaga noocyadiisa kala duwan kuwaasi oo looo iib geeyo gobolada dalka

Tariiq ahaan afgooye waxaa ay laheyd warshado soo saara Cabitaanka iyo Bulukeetiga guryaha lagu dhisto xiligii hore in kastoo hada ay burbureen waxaa kale oo afgooye lagu xasuustaa in ay ku taalay xiradii Kacaanka oo lagu xanaaneyn jiray Gabdhaha Aqoonta ayadna hada ay tahay mid burbursan sidoo kale waxaa tariiqda ay xuseysaa in ay laheyd afgooye wado tareenka uu maro.

Degmada afgooye waxaa ay ka kooban tahay xafado labo gadi ah maadama uu maro wabiga shabelle waxay dadka xafadaasi dagan ugu gudbaan wabigaasi Buundooyin iyo Dooman ay sameysteen dad reer afgooye ah bundooyinka waa labo buundo mid yar iyo mid weyn waxana isticmaala Gawaarida iyo Dadkuba .

Marka aan idin xasuusiyo waxaa degmada afgooye ay laheyd dhaqan soo jireey u ahaa kaaso ah ciyaarta istunka taasi oo u taabasho tagi jiray dadka degan magaalada muqdisho iyo degaano badan oo u dhow degmada afgooye balse hada aan mudo laga ciyaarin .

Tariiqda ay lee dahay degmada afgooye qoraalkan kuma soo koobi karo balse intaasi ayaan maanta kusoo koobayaa.

DAAWO MUQAALKA DEGMADA AFGOOYE

You may also like

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo muqaalkan quruxda badan

Waa sidee Isbadalada Muqdisho..

Waa sidee Isbadalada Muqdisho Dhank Bilicdeeda maxaa iska badalay bal wax ka ogoow ee daawo […]

read more
DAAWO SAWIRADDA: Muuqaalka Dhabta ah ee Muqdisho kadib Howlgalkii Xasilinta

DAAWO SAWIRADDA: Muuqaalka Dha..

Tan iyo markii ay ciidamo gaar ah ay howlgallo xasilin ah ka bilaabeen magaaladda Muqdisho […]

read more

Caawo waxaan socdal ku maray xafadaha degmada afgooye anigoo raba inaan wax ka ogaado Xili […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *