• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga Hargeysa uu qaaday daad gaari Xamuul ah oo ka yimid magaalada Berbera ee gobolka Saaxil.

Guddoomiyaha tuullada Aw-barkhadle Mahad Maxamuud Gahayr, ayaa warbaahinta u sheegay in daad xoog leh oo ka soo rogmaday dooxa Aw-barkhadle uu la tagay Baabuur nooca loo yaqaano waaraadka ah oo siday khudrad kana yimid magaalada Berbera.

Guddoomiyaha wuxuu intaas ku daray hadalkaasi inay ciidan dhigeen dooxa Aw-barkhadle si ay gaadiidka uga horjoogsadaan inay isku biimeeyaan daadkaas.

Qofka geeriyooday ayaa lagu Magacaabi jiray Marxuum-Maxamed Cabdilaahi (Ina Caga-saydh) kaasoo oo ay ka heleen goob shan kiiloo mitir u jirta tuulada Awbarkhadle Meydkiisa Ciidamada Somaliland.

Sanadkastaa Dooxooyinkan oo Somaliland ku yaala ayaa sidaan udhibaateeya shacabka reer Somaliland eyada oo aan waxbo laga qaban xukuumad kastaa xiligeeda waxay ku mashquushaa xeriga nin muqdisho tagay iyo waxyaabo kale doorsho xurbaanu sameeynay iyada oo halsheey looqaban dhibaatooyinka bulshada ay wajahayaan xili roobeedka meeshaa oo buundooyin laga dhiso ooxoog badan biayahaas oo la maareeyo.

You may also like

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more
Faahfaahin dagaal culus oo ka dhacay degaanka Qooqaani

Faahfaahin dagaal culus oo ka..

Faahfaahin dagaal culus oo ka dhacay degaanka Qooqaani

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *