• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Ciidanka oo looga digey arrin dhib badan oo ay ku hayeen shacabka Muqdisho

Genaraal Muqtaar Xuseen Afrax ku simaha taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ahna taliye ku xigeenka oo la hadlayay Warbaahinta ayaa hadalkaas sheegay xili la sheegayay In ay jiraan qaraxyo lag cabsi qabo in ay dhacaan.

Genaraal Muqtaar ayaa sheegay in Nabadgelyada Magaalada Muqdisho ay tahay mid aad u wanaagsan balse maalmaahan ay soo baxayeen dad buun buuninaya in ay qaraxyo ka dhacayaan Muqdisho.

 “Xaqiiqdii maalmaahan dadka soomaaliyeed waa la qalqal gelinayay waxana maqlayay in ay jiraan Gawaari laga qabsaday AMISOM ayaa qaraxyo lagu fulin rabaa, waxaas waxba kama jiraan Garoonka Diyaaradahana amnigiisa waa uu wanagsan yahay ee yaan dadka qalqal la gelinin ayuu yiri Genaraal Muqtaar”

Sidoo kale waxa uu sheegay in iyagu ay diyaar u yihiin in ay ka hortagaan waxkasta oo dhibaato amni sababi kara balse la doonayo in Shacabku ay Ciidamada Amniga la Shaqeeyaan.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *