• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

Ciidamada Puntland oo ku wajahan Saldhigyada Ururka Daacish ee Puntland.

-Ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay u dhaqaaqeyn Saldhigyada Dagaalamayaasha Daacish ay ku leeyihiin deegaanada Fog ee Gobalka Bari ee Puntland.

Saraakiisha amaanka ee Puntland ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Daacish looga saarayo Puntland oo la sheegay in sanadihii dambe ku sii xoogaysaneysay.

Goob joogayaal ayaa ku sugan gobalka Bari ayaa ku soo waramaya in ay arkayn Ciidamo aad u qabalabeysan oo u gudbay dhinaca Buuraha Gal gala ee Gobalka Bari waxaana wararka ay intaas ku darayaan in ay u soo gudbi doonaan Saldhigyada Daacish ee Gobalka Bari.

You may also like

Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay Baydhabo

Shir ku saabsan Amniga oo ka f..

Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta  degaannada hoosyimaada maamulka K/Galbeed ayaa ka furmay […]

read more
Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *