• “MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”Read More
  • SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47Read More
  • Xisbiga{SAWIRRO} Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihiisa Ku Muujiyey Isu Soo Baxyo La Soo AgaasimayRead More
  • Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka DhacayRead More
  • DEG DEG Dagaal Goor Dhow Ka Bilowday Degmada AfgooyeRead More

Ciidamada Galmudug oo Gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Gaalkacyo

Ciidamada ammaanka ee Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Nin lagu eedeeyay in shalay Magaalada Gaalkacyo uu ku dilay wiil dhalinyaro ahaa , kadib howlgallo ay ka sameeyeen Waqooyiga Magaaladaasi.

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada ammaanka Galmudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ninkaasi haatan uu ku xiran yahay Xabsiga dhexe ee Magaalada Gaalkacyo, islamarkaana xusay in lala tiigsan doono sharciga.

Sidoo kale saraakiisha ayaa  sheegay in ay ka hortagi doonaan wax walbo oo khatar ah ku ah amniga Magaaladaasi Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Shalay ayey markii Wiil dhalinyaro ahaa lagu dilay gudaha Magaalada Gaalkacyo, kaas oo la sheegay in loo dilay Aano Qabiil, waxaana shacabka Magaaladaasi wax laga xumaado ay ku tilmaameen dilka Marxuumkaasi.

You may also like

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MA..

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

read more
SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47

SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka..

Mid kamid ah haweenka ku nool magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa qaaday tallaabo […]

read more
Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka Dhacay

Waa Sidee Caawo Xalada Degmada..

Dagalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *