• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Ciidamada Booliska Galmudug oo shaqa joojin ku dhawaaqaaya.

Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug ayaa 48saac u qabtay in maamulka Galmudug ay ugu jawaabaan cabasho ay qabaan ciidamadaasi, kuwaas oo kacabanaya in eysan helin xaquuqdii ay la haayeen.

Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa tilmaamay in dhowrkii sano ee la soo dhaafay ey nan arag xuquuqdii ay la haayeen, sida mushaarkoodii, Gunadii, daryeel, dalacsiin, iyo waxyaabaha kale ee ay mudnaayeen, isla markaana ay waayeen cid ka hadasha hadii ay ahaan lahaayeen Madaxda sare Dowladda federaalka, Madaxda maamulka Galmudug iyo Taliska Booliiska ee maamulkaas.

Ciidamadaan ayaa ku dhawaaqay shaqa joojin ilaa iyo inta looga soo jawaabaayo, warar hoose aan heleyno ayaa tilmaamaya in ciidamada shaqada joojiyay  ey ka badan yihiin 570 askari  iyo saraakiishoodaba.

Xariiro ay KNN la sameysay saraakiisha ciidamada Booliska maamulka Galmudug ayaa waxay sheegeen in maqleen shaqa joojinta ciidamada Booliska Galmudug ay ku dhawaaqeen laakiin ay ka jawaabi doonaan saacadaha soo socda.

You may also like

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baaday

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar..

Nin kasoo jeeda dalka Ivory Coast ayaa si dirqi ah xabsi uga bad baaday ,kadib markii […]

read more
Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyay

Kulan ay K/ Waqooyi iyo Marayk..

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay […]

read more
SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye Cali

SAWIRRO’RW Kheyre &..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *