• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo xalay ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmadaas waxa ay ku soo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ku howlanaa sameynta waxyaabahaasi.

Intii Ciidamada ay ku guda jireen Howlgalkan oo socday mudo saacado ah ayaa waxa ay ku soo qabteen Xashiishad badan iyo Fuustooyin lagu diyaarinayay Qamriga iyo waxyaabo kale.

Maxamed Ismaaciil C/laahi oo ah Guddomiyaha Degmada Kaxda ayaa Risaala u sheegay in Ciidamada ay soo qabteen Lix Fuusto oo waa weyn, Shan nin oo ku howlanaa waxyaabahan sharci darada ah iyo Gaariga lagu qaadi jiray.

Wuxuu kaloo sheegay Guddoomiyaha raggan in ay ku wareejin doonaan Hay’adaha ku shaqada leh, si sharciga loo horgeeyo, isaga oo dhanka kale tilmaamay in ay sii wadi doonaan howlgalada nuucaan oo kale ah.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *