• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari Kenya

Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari Kenya

Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada waxbarashada ee ku yaala gobolka Waqooyi Bari Kenya ee ka soo jeeda deegaannada kale ee dalkaasi ayaa dalabnaya in laga badalo gobolka ay hadda wax ka dhigaan ee Waqooyi Bari.

Arrintan ayaa timid kaddib la dilay Saddex macallin oo bishii Febraayo lagu dhax toogtay dugsi ku yaala degmada Wajeer, waxaana dilkaasi lagu eedeeyay xarakada Al-Shabaab.

Macallimiinta doonaya in gobolka laga baddalo ayaa ku doodaya in Saddexdaasi macallin loo dilay sababo la xiriira diintooda balse arrintan ayaa Saddexdii sano ee la soo dhaafay ka taagnayd gobolka.

Sidoo kale macalimiinta aan ka soo jeedin Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in walwal badan ay ka qabaan in la wax-yeeleeyo, taasi oo kaga imaaneysa Al-shabaab.

Mas’uuliyiinta dhinaca nabad-galyada u qaabilsan gbolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in dhawr jeer ay ku qanciyeen macalimiinta in ay ka shaqeeyaan Gobolka, amnigoodana laga sugayo, balse macalimiinta ayaa ku qanci waayay hadalka laamaha ammaanka.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *