• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Booliska Gobolka Bari oo ka hadlay nin lagu dilay Magaalada Bosaso

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ka warbixiyey nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada Bosaso, dilkaasi oo uu geystay Askeri ka tirsan Ciidanka Puntland.

Gashaanle sare Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in dilka ninkaasi uu yimid kadib markii uu ka istaagi waayey Askeri ka tirsanaa Ciinka ilaada hay’adaha ka howl gala Puintland ee SPU-da sidaasina uu ku dhacay shilkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Gashaanle sare Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in Ciidanka ay wadaan baaritaan ku aadan shilka, isagoo xusay in meydka ninkaasi laga helay bastool.

…Ninkaasi waxa uu ahaa Oromo ,dadka wadanka ku nool lama dhibaateeyo, waana la baarayaa waxa uu u socday ninka ayuu yiri Gashaanle sare Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *