• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Beesha Caalamka oo War ka soo saartay shirkii Amniga Qaranka

Beesha Caalamka sida Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub  IGad, dalalka Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka  yaa si wada jir ah u dhaweeyay go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Aamanka Qaranka ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in go’aannadii ka soo baxay madashaasi oo ay ka mid ahaanyeen la wareegitanka masuuliyadda ammaanka dalka, geedi u socodka doorashooyinka 2020-ka, dib u eegista Dastuurka iyo awood qeybsiga Kheyraadka Badda ay tahay taallaabo muujineyso in Soomaaliya ay u qaaday dhanka wanaagsan, islamarkaana ay la dhacsanyihiin.

Ergayga gaar ka ah ee Qarama Midoobay u qabilsan Soomaaliya Ambassador Machel Keating ayaa sheegay in go’aanmadaasi ay ahaayeen kuwo muhiim u ah Soomaaliya, islamarkaana looga fadhiyo masuuliyiinta dalka fulintooda.

Dhawaan ayey ahady markii M/ Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo u dhaxeeyay madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada dalka.

You may also like

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baaday

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar..

Nin kasoo jeeda dalka Ivory Coast ayaa si dirqi ah xabsi uga bad baaday ,kadib markii […]

read more
Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyay

Kulan ay K/ Waqooyi iyo Marayk..

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay […]

read more
SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye Cali

SAWIRRO’RW Kheyre &..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *