• (SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwanRead More
  • DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka JabuutiRead More
  • Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare DhacayRead More
  • SAWIRRO “Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka TurkigaRead More
  • Xildhibaano ka tirsan BF oo kormeeray xabsiga dhexe ee XamarRead More

Barakac Ka Dhashay Xiisad U Dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya

Dagaal beeleed u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya ayaa dib uga cusboonaaday dalkaasi, in ka badan 32 qof ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen, Khasaaraha dhimasho, dhaawac keliya ma ahee waxaa jira weliba barakac.

illaa 600 oo qof ayaa la sheegayaa in ay ka carareen goobaha uu dagaalka ka bilowday Talaadadii, In kasta oo
wasiirka Communication Negeri Lencho uu leeyahay dowladda waxaa ay ku dhex jirtaa sidii loo xalin lahaa hadana waxaa uu qiray dagaalka uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalkan waxaa uu salka ku hayaa muran xagga soohdinta ah oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada Itoobiya, waxaana la sheegaa in arrinta ay marar badan soo noqonotay.

Hey’adaha xuquuqul Insanka ayaa baaraya khasaarihii goobta ka dhashay, dowladda dhankeeda waxaa ay leedahay waxaan soo xeri-doonnaa dadkii dhibkaasi ka dambeeyay.

You may also like

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwan

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiir..

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu […]

read more
DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Mu..

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Xildhibaano  reer jabuuti ah ay kamid yihiin […]

read more
Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare Dhacay

Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Da..

Dagaal dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay maanta suuqa magaalada […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *