• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Askar lagu Dilay Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

Weraar lagu soo qaaday Bar Kontarool ay sugnayeen ciidamada dowlada soomaliya ayaa ka dhashay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac.

Ciidamadan ayaa fadhiyey Kontaroolkan oo ku yaala wadada isku xirta Afgooye iyo Tortoorow waxaana halkaasi ku dhintay hal Askari mid kalana waa uu ku dhawacmay sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahaa.

Weraarkan waxaa soo qaaday Ciidamadaa Al shabaab inkastoo dib ugu laabteen degaanka marka horey ay kasoo bexeen.

Al shabaab ayaa dhoor jeer weraar kusoo qaaday halka maanta weraarka uu ka dhacay .

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *