• “SAWIRRO”Madaxweyne Farmaajo oo kulamo wadatashi la qaatay culumada iyo odayaasha dhaqanka ee CaabudwaaqRead More
  • SAWIRO; Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Somalia oo shir muhiim ah uga qeyb galay SacuudigaRead More
  • DAAWO MUQAAL: Madaxweyne Ku Xigenka Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Iyo Xiisad Ka DhalatayRead More
  • SAWIRRO: Ciidamada Kenya ee galay Ceelwaaq oo Qarax ku bur buriyay Xarunta Shirkadda HormuudRead More
  • Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeedda dalka SwitzerlandRead More

Antonio Guterres oo maanta tagaaya dalka Kenya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa in uu Maanta tago Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.
Ujeedka Safarka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tahay in uu kulamo kala duwan uu la qaato Madaxda Geeska Afrika oo ay Soomaaliya ay ka mid tahay ,islamarkaana uu kala hadlo Abaaraha ka jira Soomaaliya iyo sidoo kale Koonfurta Sudan.

Madaxda Geeska Afrika ayaa lagu Wadaa in ay la kulmaan Xoghayaha , islamarkaana ay usoo bandhigaan Baahiyaha ka jira Soomaaliya.

Qaramada Midoobey ayaa horay uga dayrisay Abaaraha ka jira Soomaaliya , waxaana ay dalalka Adduunka ay ka codsatay in ay wax ka qabtaan Abaaraha Madaama ay saameyn ku yeesheen qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Madax ka socota dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya Si ay ula kulmayaan xoghayaha.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Guterres ayaa markii  ugu horeysay booqasho ku tagaya dalka Kenya tan iyo intii noqday Xoghayaha Qaramada Midoobey.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *