• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Amitabh Bachchan Oo Filim La Sameyn Doono Atirishadii Hooyadiisa Matashay 27-Sano Ka Hor

Mega Star Amitabh Bachchan waa halyee Bollywood-ka maqaam sare ka gaaray xitaa da’diisa maanta tahay 74-sano filimada hogaamiye ayuu ka yahay sidoo kalena doorarkiisa dhalinta xitaa ma sameyn karto.

Hadaba waxaa dhacday sanadii 1990 in Amitabh Bachchan filimkiisii Classic ahaa Agneepath ay hooyo ugu matashay atirishada Rohini Hattangadi.

Mudo 27-sano kadib ayay Big Bachchan iyo Rohini Hattangadi wada shaqeyn doonaan waxayna markaas kasoo wada muuqan doonaan filimka Sarkar 3.
Balse Rohini Hattangadi markaan Amitabh hooyadiis filimka Sarkar 3 kuma jili doonto oo waxay ku mataleysaa haweenay karti badan oo Big Bachchan la dagaalami doonto caddowna isku yihiin.

Rohini Hattangadi inkastoo ay 9-sano ka yar tahay Amitabh Bachchan hadana horey waxay hooyo ugu matashay filimkii Shahenshah [1988] marka laga soo tago Agneepath.

Laakiin waxaa la yaab ah mudo 27-sano inaysan isla shaqeynin haatana wada shaqeynta Big Bachchan iyo Rohini Hattangadi waxaa suura galiyay Director Ram Gopal Varma.

You may also like

(DAAWO MUQAAL)  Ustaad C/qaadir Bini oo Ahaa Nin u Shaqeyn Jiray  Bulshada  Afgooye Gaar Ahaan Howlaha Qeyriga Ah Hada Walaal Asaga Ayaa u Baahan Gaar Gaar Caafimaad

(DAAWO MUQAAL) Ustaad C/qaadi..

Magaciisa Sadaxan Waa C/Raxmaan C/qaadir C/laahi wuxuu ku Dhashay Degamada Afgooye Howlaha lagu xasuusto ee […]

read more

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa..

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa ku sifeeyey Go’anka Maxkamada Sare ee inuu yahay Guulweeyn usoo hooyatay Amaanka […]

read more
Wakaalada Wararka Qadar oo   lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar  Aqri wararka intiisa kale,

Wakaalada Wararka Qadar oo l..

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *