• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Ahlu-sunna Oo Soo Dhoweysay Shirka Kismaayo

Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Ku xigeenka hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi Diirshe Daacad oo wareysi siiyey Warbahinta ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada ay qaateen go’aan wanaagsan oo ah in wixii Soomaali dhexdeeda ah ay ka tashadaan.

Maamulkooda ayuu sheegay inuu goob joog ka yahay shirkaan, ayna u arkaan shirka Kismaayo mid miro dhalkiisa wax badan ay ka faa’idi doonaan shacabka Soomaaliyeed.

Dhanka kale, Cabdullaahi Xirsi ayaa soo hadal qaaday aqoonsi la’aanta maamulkooda ee dowladda dhexe, wuxuuna sheegay in muhiim ay tahay oo kaliya iney iyagu is aqoonsan yihiin,

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *