• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

5 Qof oo ku dhimatay gaarigii ay saarnaayeen oo ku qarxay

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen  ka dib markii gaari ay la socdeen uu ku qarxay duleedka Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidamada dowladda.

Gaariga oo la sheegay in noociisa uu ahaa NOHO uu ku qarxay inta u dhaxeysa degaanada Durdur iyo  Luuq-Jeelow ee gobolka Gobolka Hiiraan.

Ciidamada dowladda ayaa xaqiijiyay in gaariga Qarxay ay saarnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Waxaa sidoo kale wararku ay sheegayaan in Gaarigaasi ay ka buuxeen Waxyaaha Qarxa.

Ciidamada Ammaanka ayaa saldhig ku leh meel u dhow degaanka uu Qarxay Gaarigaasi, waxaana la sheegay in halkaasi ay ku baxeen.

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *