• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Caawo waxaan socdal ku maray xafadaha degmada afgooye anigoo raba inaan wax ka ogaado Xili aan dhalanyaro iyo dad weynaha aan ku baran in ay socdaan habeenkii.

Waxaan kasoo baxay Xafad ka mid ah xafadaha degmada afgooye anigoo raba inaan gaaro kuwa kale sababta wax kala ma aheyn dad weynaha ayaa bulsheeyey xafad walbo oo laga hirgaliyey Nalalka Cadceeda odayaasha waxaa ay fadhiyaan darbiyada ayagoo shaeekeysanaayo horey ma jirin in xiligaasi odayaal darbiyadooda fadhiya.

Qaar kood ayaan wareystay sababta waxay igu sheekeen in ay heleen Nalal soo saaray bilicda xafadaha degmada afgooye iyo meesha ay fadhiyaan oo horey mugdi aheyd balse hada oo ay heleyn Nalaalka Nuurkooda baxaayo taasi ayaa ayaa sababtay in ay xiligan danbe ay iska bashalaan;

Waxaan u soo dhagaagay goobaha ganacsiga oo habeenkii xili horey la xiri jiray sida dukamada yar yar iyo maqayadaha koobaha lagu Shaaho waxaana ku soo arkay dukaamo furan xili danbe bashaalka maqaayada goobaha lagu shaaho iska dhaaf waxaa ay dadka u fadhiyaan xili galab ah ma moodi in ay habeen tahay waxaana isbadalka ku yimid habeenkii afgooye tan iyo markii maamulka degmada afgooye uu ka hirgaliyey Nalaalka cadceed ku shaqeeya.

KU Darso Dhalanyarada ayaa si weyn isbadalka logu dareemayaa goobaha Nalaalka laga hirgaliyey oo ay ku sugan yihiin ayey kubad ku ciyaarayeen ayagoo tiro badan waana arin ku cusub dhalanyarada qaar ayaan la hadlay su aasha aan weydiiyey ayaa aheyd maxay tahay sabtabta aad xiligaan kubada u ciyaareysaan ? Jwbta Durbadiiba waxaa lasoo booday wiil ka mid ahaa dhalanyarada xiligaasi kubada ciyaareysay Soo uma jeedid in aan helnay Nalaalkan Nuurka leh Xmar ayaan iska Bareejeyneynaa ayuu igu yiri Kaftan dheer .

KA Dib ayaan socdalkeyga ugu magac daray Bilowgii Hormarka Afgooye
lasoco Qormada Xigta Iyo Isbadalka Degmada Afgooye

Fikirkaaga Nala Wadaag waa Muhiim
Afgooyecade0@gmail.com Ama Barteena Facebooka aan Ku Leenahay

You may also like

Dowladda oo lagu soo wareejinayo Maxaabiista Seychelles

Dowladda oo lagu soo wareejina..

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles […]

read more
SAWIRRO”Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Difaaca dowladaha Islaamka

SAWIRRO”Ra’iisul Wasaa..

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Difaaca […]

read more
Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka Jabuuti oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare

Sawirro:-Wafdiga Baarlamaanka..

Kulankan ayaa ahaa mid isbarasho ah waxaana wada-qaatay Wafdigii Xildhibaanadda ahaa ee ka socday Dalka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *