• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Wararkii Ugu Dambeeyey Mas’uul ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo Gaarigiisa Qarax loogu Xiray Iyo Baritaan Xoogan..

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Qarax loogu xiray gaarigiisa mid ka mid ah mas’uuliyiinta Maaliyadda maamulka Hirshabeelle.

Mas’uulka ayaa magaciisa lagu soo koobay Abaadir,

wuxuuna yahay mas’uulka ugu sareeya maamulka Maaliyadda Gobolka Shabeellaha dhexe,inkastoo Qaraxa gaariga loogu xiray waxba ka soo gaarin.

Abaadir oo warbaahinta la hadlay a.yaa sheegay in Qaraxa gaarigiisa loogu xiray,islamarkaana markii la ogaaday ka dib Ciidamada ay ka howlgaleen kana soo saareen gaariga sidaasina ay ku qarxiyeen balse Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada Qaraxa.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *